Archive for the ‘Announcement’ Category

Ogeysiis Ku Socda Dhamaan Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Ottawa

Ottawa community Somaliland waxaa uu Ogaysinayaa dhamaan qurbajooga reer somaliland ee ku nool dalka Canada Gaar ahaan Magalada Ottawa iyo nawaxigeeda Waxaanu dhamaan ka codsanaynaa inay nagala soo qayb galaan banaanbax balaadhan oo dhacaya bishan February 23, 2012 Malinta Thursdayda saacaduna waa 1:00PM until 3:00PM goobtuna waa adderska hoos ku qoran :
United Kingdom High [...]

Formal Launch of Richard R. Darlington (Gacmadhere) Foundation for Somaliland in LondonTuesday 12th July 2011

The Darlington (Gacmadheere) Foundation has been set up in memory of Richard R Darlington who worked as a teacher and headmaster in Sheikh
and Amoud Secondary Schools from 1950s to 1971. Richard R Darlington had a great respect and admiration for the people of Somaliland. Richard Darlington came to Somaliland after the 2nd World War with the Somaliland [...]

Kulanka Beelaha R/Nuur iyo Ciidagale ee London

Waxa shir balaaran isugu yimid xubno ka mid ah Odayaasha Aqoonyahanka Culuma’udiinka Waxgaradka iyo Dhalinyaro ka soo jeeda Beelaha walaalaha ah ee R/Nuur iyo Ciidagale eek u nool UK. Shirkaas oo ka dhacay Galbeedka magaalada London 3dii October 2009, waxa ka soo qayb qalay dad aad u tira badan oo labada dhinacba leh. Kulankan oo [...]

Walk for Somalia: Response to Appalling Human Conditions

Idhanka(Toronto)
More than half of Toronto Homeless and without Assistance, Imagine
 
TORONTO, Oct. 8 /CNW/ – The recent multiple droughts in Somalia caused massive refugee displacement, a spike in food prices and in turn, increase in malnutrition in Somali children and adults. As a result, the dire living conditions in Somalia made it a perfect recipe for [...]

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes