Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brusseles ee xarunta dalka Belgium ayaa weraysi uu siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da .
Wuxuu weriyahii weraysiga ka qaadaayey weydiiyey siduu u arko khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ku sheegay in aqoonsiga maraykanku siiyey Soomaaliya aanay khusayn Somaliland
















Posted in 





