Dawlada Dalkaasi Ingiriiska Oo Ku Dhawaaqday In Qaadka Wadankeeda La Soo Galiyo Laguna Isticmaalo Ay Ka Dhigayso Daroogo Fasaxan Oo La Mid Ah Khamriga.

 

 

 

 

 

 

Guddiga Dowlada Britain ay u xilsaartay inay baaraan kana soo talobixiyaan isticmaalka Khaadka ee gudaha Dalka Britain ayaa sheegeen in aan laga mamnuucin Khaadka Dalkaas, lagana dhigo “Drogo fasaxan”. 

 Guddigaan ayaa makrii ay Baaritaankoodi soo aruuriyeen ayee waxey gaareen go’aan ah in Maandooriyaha Khaadka uu Fasax Dalka Ingiriiska.

Gudigaan ayaa Sabab uga dhigeen inuusan Maandooriyaha Khaadka Caafimaadka Lid ku aheyn oo Cadeyn loo heyn.

Prof. Hogaaminayay Gudigaan ayaa yiri “Baaritaan badan aan sameenay kadib waxaa heli weynay Cadeymo ku filan in Kaahdka uu Caafimaadka Lid ku yahay”

Soomaalida Dalka Britain ayaa kasoo horjeedaan Khaadka iyo Dhibaatooyinka uu u geesto Bulshada.

Talooyinka ay Gudigaan soo jeediyeen ayaa kamid ah “Wasaaradda Caafimaadka ee Britain waa inay Khaadka ku darto waxyaabaha deegaanka looga baahan yahay.”

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player