Website Caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey in shirkad diyaaradeed ku Taala Gobolka San Fransisco ee dalka Mareykanka ay halkaasi bool bool ugu kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.
Sida Aad Kudaawan Doontaan Sawirad laga Soo Xigtay Website-kaan Ayaa Muujinaya Sida bool bool ugu kala furfurtay
Source-BOA























Posted in 





