Siyaasiga weyn ee reer Jabuuti Cabdiraxmaan Boore oo kamida muwaadiniinta reer jabuuti ayaa fariin u diray shacabka reer jabuuti uguna baaqay inay ka qayb qaataan doorashada soo socota ee baarlamaanka ee dhici doonta bisha labaad ee sanadkan 2013. Cabdiraxmaan Boore wuxuu ka dayriaya xaalada dalka jabuuti, isla markaana sheegay in shacabka reer jabuuti ku nool yihiin xaalada aad u liidata oo ay ka mid tahay gaajo, cadaalad darro, koronto la’aan, biyo la’aan iyo xoriyad daro. Daawo
4
















Posted in 





