Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Berbera Oo Lagu Dhawaaqay

Komishanka Doorashooyinka Degmadda Berbera ayaa goor dhawayd si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijadda Doorashadda Golaha Deegaanka oo Todobaadkii hore Dalka ka dhacday wadanka.

Xisbiyada/ Ururada iyo sida loo kala heleen Kuraasta ayaa ah sidan:-

1- KULMIYE = 9 kursi

2- UCID= 5 kursi

3- WADANI = 3 kursi

4- RAYS=2 KUSRI

5- UMMADDA=1 KUSRI

6- Xaqsoor –1

Source-Gebileynews

Halka uu Urur Siyaasadeedka Dalsan aanu helin wax Kursi ah.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes