Natiijada Hordhaca Ah Ee Deg. Gabilay Iyo Axsaabta/Ururada Ay Ku Kalajiraan+Wasiir Timacad Oo Isdabamarin Sameeyay

Kadib huursi badan oo ay sameeyeen masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka Degmadda Gabiley ayaa goor-dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmadda Gabiley,    Natiijadan waxay Axsaabta Siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley u kala heleen sidan:-

1)-KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.

2)-WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.

3)-UCID waxa uu helay 4 kursi

4)-RAYS waxa uu helay 2 Kursi.

5)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi.

6)- XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi

7)- UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.

 

Hadaba waxaad  halkan ka akhrisataa magacyada 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley iyo.

Kulmiye

1- C/Qaadir Maxamed Faarax 2- Cabdi Ciidle Cali 3- Cibaado Maax Cilmi 4- Shucayb Maxamed Muuse 5- Cali Maxamed Sh,. Saleebaan 6- Max’ed Amiin Cali ALaalle 7- Dr. Axmed Cali Maxamed UCID 1- Cumar Cali Obsiiye 2- Maxamed-amiin Cumar Cabdi 3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal 4- Mahdi Maxamed Xaashi

WADDANI

1- Xasan Axmed Maxamed 2- Cali Maxamuud ismaaciil 3- Iid Xasan Cabdi 4- C/Casiis Cabdilaahi ismaacii

DALSAN 1- Cali Axmed Yuusuf 2- Mustafe Sayid Abokor

RAYS 1- C/Samad Sh. Aadan Ammiin 2- Axmed Siciid Kibaar

XAQSOOR 1- Nimco Axmed Cabdi UMMADDA 1- Cabdi Yuusuf Daahir

S

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player