
Madaxweynaha Awdal State Rashid Aw Nur Xirsi oo ka hadlay arimaha ka taagan maagalada Saylac ee gobolka Sacadiin iyo Sida ay Waajib u tahay in la difaacado Carada Awdal Sidoo kale Madaxweynuhu Waxa ugu baaqay ciidamada reer Awdal inay u istaagaan dhulkooda iska difaacaan xaqdarada ciidan beeledka SNM ee Siilaanyo hogaamiyo,, hadaba halkan ka dhagayso Waraysiga oo ah Mid Digniin ah iyo Dhiiri-galin ah,
Guji digniinta hoose (Dhagaysi Wacan)
Source-Sacadadin
















Posted in 





