Warqad ay sidda wada jira ah u soo saareen Gudoomiyaha Iyo gudoomiye ku xigeenka golaha degaanka Degmada Boorama C/raxmaan Shide Bile , Mu’min Gadiid Cumar Iyo Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose Ee Boorama Maxamed Cabdi Xaashi kuna saxeexanyihiin ayaa waxa ay ku sheegeen in wadada isku xidhaysa Jaamacadda Camuud Iyo Garoonka Diyaaradaha Boorama loogu magac dari doono engineerkii waynaa ee Dawlada Hoose ka geeriyooday dhawaan Eng Maxamed Cumar Engeneer GANDE Road.
Sidaasna waxaa lagu sheegay warqadan sida officialka ah uga soo baxday maamulka dawlada hoose ee Boorama ee hoos ka akhriso

















Posted in 





