
Komishanka dorashooyinka degmada lascanood ayaa shaaciyaay sida ay ukala heleen ururada iyo xisbiyadu deegmada lascaanood.
Hoos ka akhriso codadka iyo tirada xildhibaanada ay kala heleen:
1. Xisbiga KULMIYE wuxuu Hellay Codod Dhan 7490 Cod wuxuuna ku guulaystay 7 Xildhibaan
2. Urur Siyaasadeedka XAQSOOR wuxuu hellay codod dhan 5347 Wuxuuna Hellay 5 Xildhibaan
3. Urur Siyasadeedka WADANI Cododka 3801 wuxuu hellay 3 Xildhibaan
4. Xisbiga UCID Wuxuu Hellay 3495 cod wuxuuna hellay 3 Xildhibaan
5. urur Siyaasadeedka UMMADDA Wuxuu hellay 2799 Cod wuxuuna ku guulaysay 2 Xildhibaan
6. Urur Siyaasadeedka DALSAN Wuxuu Hellay 1299 Cod wuxuuna ku guulaysay 1 Xildhibaan
Urur Siyaasadeedka RAYS wax cod ah habayaraate kama ay helin degmada Laascanood
















Posted in 





