![]()
Dhamaan Reer Xaaji Ibrahim Nuur oo kala jooga somaliland ,Canada Iyo Maraykanku waxay Tacsi
u dirayaan eheladdii Marxuun Maxamud Xuseen Codyare oo ku geeriyooday magaaladda Boorama.
Ilaahayna waxaan marxuunka uga baryaynaa in uu janaddii ka waraabiyo samir iyo iimaana ilaahay ka siiyo ehelkiisii.
Aamiin.
















Posted in 





