Dhamaan hawlwadeenadda Shabkadda wararka ee idhanka,Waxay tacsi halkan ugaga soo gudbinyaaan Dhamaan Eheladdii Marxuumad Xayaad Idiris Saban oo ku geeriyootay Toronto Canada.
Ilaahayna waxay marxuumadda uga baryayaan in janadii ka waraabiyo samir iyo immaana ka siiyo ehelkeedii dhamaan.
Aaamiin.
Bahda Idhanka.

















Posted in 





