O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N

Ururka siyaasiga ah ee Hiil Qaran ayaa xaflad weyn ku qaban doona magaalada Ottawa ee caasimada Canada. Munaasabadaas oo dhaci doonta bishan Juun 23 keeda oo ah sabti, waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda sar-sare ee Hiil Qaran gaar ahaan Professor Axmad Ismaciil Samatar oo ururku u igmadey inuu  uga qayb galo tartarka jagada Madaxweynaha Dalka Somalia. Xafladu waxay ka dhici doontaa 250 Somerset Street East saacda markay tahay 3:PM ilaa 6:PM.

Ururka Hiil Qaran iyo hogaankooda siyaasadeed Dr Samatar waxay ummada soomaaliyeed ugu baaqayaan Siyaasad cusub, hogaan cusub iyo himilooyin fog oo ay ku dheehantahay Islaanimo iyo Soomalinimo, si ay u soo noolaado qoomiyadii iyo qaranimadii Soomaliyeed.

Sidaa awadeed: U Hiili HIIL QARAN waa  U HIILI QARANIMO

http://www.hiilqaran.org/

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player