Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo masuuliyiintii Musuq maasuqa Raashinkii la Leexsaday u xidhnaa oo lagu riday Xukuno u dhaxeeya 3 sano ilaa 7 sano

Maxkamdda Gobolka Hargeysa ayaa saaka xukuno u dhaxeeya sadxe sano iyo toddoba sano ku kala riday masuuliyiintii ay ka mid ahaayeen Xamarji, Agaasimihii guud ee dibu-dajinta iyo Lataliyihii Madaxweyne ku-xigeenka.

Maxkamaddu waxay Xamarji ku xukuntya sadex sano oo xadhiga ah, Agaasimihii dibudajinta Axmed Cilmi barena Sadex sano, Lataliyihii Madaxweyne ku-xigeenkana Hal Sano oo xadhig ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah, Ganacsade Cabdi Shakuur Cabdi Nuur-na Afar sano oo xadhig ah, halka Guddoomiyaha Ururkii Raashinka ka masuulka ahaana lagaga xukumay Sideed sano.

Qareenada u doodaya masuuliyiintan la xukumay ayaa ka biyo diidsan Xukunka waxaanay goor dhaw shir jaraa’id ku qabayaan hotelka Xaraf

Waaheen

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes