Dhamaan hawlwadeenada Shabakadda Idhanka Gaar ahaan Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur Iyo Nimco Cumar kaahin Geeljire (Xaaskiisu)Waxay halkan iyaga oo ka tiiraanyeysan tacsi uga soo dirayaan Aabo Cali Xaaji Colhaye(Shiine) Iyo Hooyo Axlaam Iyo dhamaan eheladdii dhamaan oo ay uga tacsiyadaynayaa geeridddii kadiska ahayd ee wiilkoodda Curud ku timid Shalay ,Ottawa Canada .
Ilaahay waxay uga baryayaan Marxuunka in uu janadaii ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan eheladiisii gaar haan Hooyadiis iyo aaabihii.
Aamiin.
Bahda Shabakadaa idhanka.

















Posted in 





