
Dhamaan hawlwadeenadda shabakadda Caalamigga Ee Idhanku Waxay Tacsi Halkan ugaga soo dirayaan Dhamaan Reer Sheekh cali Jawhar ,reerkiisii iyo ehelkuu ka dhintay Marxuun Dr Cabdishakuur Sheekh cali jawhar oo shil baabuur ku dhintay maanta Jidka u dhexeeeya Dilla iyo Boorama.
Ilaahay waxaan uga baryaynaa in uu janadii ka waraabiyo samir iyo iimaana ilaahay ka siiyo eheladiisii.
Aamiin
Bahda Idhanka
















Posted in 





