Tacsi ka timid reer Cumar Kahin (Geljire)

imagesCAG0HPQ3

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaya magaca reer Cumar Kahin (Geljire) dhamaan meelkasta
oo ay kala joogan.

 Waxaan halkan tacsi tiiraayaysan uga dirayaa geeridii
ku timid reer Cilmi Fariid hooyadood SHUGRI IIMAN WACAYS oo maanta kugeeriyootay Borama 16/05/2012, waxan leeyahay qoys,ehelo iyo qaraaboba
samir iyo iman Allaha inaga siiyo. iyadana jannadii Allaha geeyo amiin
Aamiin.

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player