
Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis……. dhammaan dhalinyarada ka soo jeeda gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool cariga wadanka UK waxa la wargelinayaa in la qaban doono shirweynihii labaad ee dhalinyarada Reer ADAL.
Shirweynahaasi oo aad looga soo shaqeeyey ayaa gudiga qaban qaabadu waxa ay dhalinyarada ku wargelinayaan in ay ka soo wada qeyb galaan shirkaasi oo dhici doona maalinta Sabtida ee ay taariikhsu tahay 26th May 2012.
Goobta iyo Ciwaanka lagu qabanayaa waxa weeyi
Oaktree Community Centre
Osbourne Road
Acton London
W3 8TY
Saacada 18:00pm
Waad Mahadsan tihiin
















Posted in 





