
Waxa maalinta Sabtida ee Bisha May tahay 19 2012 2:pm ilaa 6:Pm lagu qaban doona 1155 Lola St Ottawa, Xuskii Dr ABDI SHAKUUR SHIEKH ALI JOWHAR maalintii Axadii 13 May baabuurku kula dhacay inta u dhaxaysa Dilla iyo Tulli kuna geeryooday shilkaas .Hadaba waxan ogaysiinaynaa Ummada Somaliyeed ee ku dhaqan Ottawa iyo nawaaxigeeda inay nagala soo qayb galaan memorial event kaas ,halkaas oo lagu xusi doono taariikhdii Marxuunka looguna ducayn doono.
Waad mahadsahan tihiin.
Muse Cilmi (Muuse Juma’a)
















Posted in 





