Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State of Somalia ee Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran waxa la Ogaysiinayaa in June 2da oo ku beegan Sabti ay dhici ka dhici Doonto magaalada Ottawa ee Canada xaflad Sanad guuradii Awdal State.
Goorma: Sabtida 2da June, 2012
Meesha: Villa Marconi, 1026 Baseline Road, Ottawa
Wakhtiga: 7:00pm
Xafladaasi oo ah mid heer sare loo Soo agaasimay waxa idiin jooga oo xagaasi ka hadli doona Madax sare oo uu ka mid yahay Madax waynahay Awdal State of Somalia Dr Rashiid iyo waliba Xubna sare oo Awdal State ah iyo odayaal ka soo jeedaha Awdal,salal iyo Gabilay , Waxa kale oo iyana Xafladaasi ka tumi donaa Faniintii Waabri Intii loogu Jecelaa fanaanta caanka ah oo kala ah .. Fadumo Nakaruum Fartuum Brimo, Kooshin iyo Dalays iyo fanaan kale oo badan.
Goorma: Sabtida 2da June, 2012
Meesha: Villa Marconi, 1026 Baseline Road, Ottawa


















Posted in 





