
Aniga oo ah Xuseen Sh. Maxamed Yuusuf Faahiye Kuna hadlaya dhamaan kumanaanka dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee ka soo Jeeda Degmada Awbarre Waxaan tacsi tiiraayo leh u Dirayaa Dhamaan Qoyskii Qaraabadii iyo Ummada reer Awbarre oo dhan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Aabihii Aqoonta iyo Waxbarashada Degmada Awbarre Muuse Muumin Kaahin oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Awbarre, Waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu jannadii ka waraabiyo inagana samir iyo Iimaan Inaga Siiyo.
Xuseen Sh. Maxamed Yuusuf, Addis Ababa, Ethiopia
hussien2363@hotmail.com
















Posted in 





