Ogaysiis Shabakadda Sawnews.net hawda soo gashay iyo Waliba dib u habayn casri ah

Ogaysiis Dhamaan dadweynaha xiiseya warbaahinta xorta ah waxa ogaysinaya in uu hawada soo galay website ama Mareegta SawNews  oo dib habayn lagu sameyay  baxay www.sawnews.net
Dhamaan dad weynaha jecel wararka iyo barnaamijyada xaqiiqda ah ee guud ahaan caalamka iyo geeska Africa iyo dhamaan inta Afsomaliga laga hadlo loogu  bishaaraynayna inuu hawada soo galay website ama Mareeg  loo sameeyay si casri ah kaas oo aad ka heli doontan warar iyo barnaamijyo xiiso leh. Waxaan soo dhawanaynaa waxii talo iyo tusaale ah ee ku aadan ama ku haboon mareegtan. Shabkadani waxay ay soo dhawanaysaa dhamaan fikirdaha cafimaadka qaba.
La xidhiidh ..
Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player