Hambalyo Meher.

Tahniyad Meherka Boqor C/qani X.Maxamed C/laahi iyo Boqorad Hodan Maxamuud Askar
Dhamaan dadkan hoos ku qoranai waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan 
oqorka Axmed Maxamed Cisman iyo Boqorada Faadumo Daa,uud Daahir oo maanta ooy bishu tahay, bishii april 7-2011 meherkoodu ka dhacay  gobalka Ohoi ee cariga maraykanka.
Yuusuf Aadan Nuur(yuusuf marduuf)
Jamaal Came, 
Axmed Xaaji Barkhad( Axmed  Hanad)
Sahra Ciidle Nuur,
Aabo muxumad xasan (budle)

Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.
Waxaa kaloo taaniyadaa mid la mida diraaya.Aabo Mohamed Warsame Farah,
Hooyo Sahra Shirdoon Hassan,
Ahmed Mohamed Warsame,
Moko Mohamed,
Khadija Mohamed,
Abdirahaman Mohamed,
Khadar Moahmed iyo xaaskiisa,
Rooda Mohamed iyo saygeeda,
Saleebaan Mohamed,
Dhamaan reer warsame Farah,
Dhamaan reer Diiriye Farah, 
Dhamaan reer Muse Farah,
Dhamaan reer Abdi Farah.
 
Aabo Mahad Osman Ahmed,
Hooyo Aamina Adan Nuur,
Fadumo Mahad Osman,
Rahma Mahad,
Hamda Mahad,
Sulekha Mahad,
Isaxaq Mahad,
Nimco Mahad,
Ahmed Mahad, iyo Dhamaan Reer Osman Ahmed


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan boqorka Axmed Maxamed Cisman iyo Boqorada Faadumo Daa,uud Daahir oo meherkoodu ka dhacay  gobalka Ohoi ee cariga maraykanka. waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo kuwii kuwaara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela (aamiin aamiin 
Ruqiya.

 

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player