
Waxaan anagga oo kala ah :-Reer Xaaji Ibrahim Nuur kuna qoran hoos halkan waxaan tahniyad Aroos ugag soo gudbinayna Walaashayo Boqorad Fadumo Daauud Daahir iyo Boqorkeedda Ahmed Mohamed Osman oo maanta oo sabtiyo Meherkoodda iyo aqalkooduma ka dhacay magaalada Colombus, Ohio ee carigga maraykanka.
Ilaahay waxaan uga baryaynaa reerkaa cusub ee unkamay in uu ka dhigo wiil iyo caano,bashbash iyo barwaaqonoqdaaana kuwii diintooda iyo dalkoodaba anfaca.
Aamiin.
idhanka.
Hooyo Xaajiyo Yusur Dahir Raageh
Saciida Xaaji Ibrahim Nuur iyo Ciyaalkeeda
Cabdirasaaq Xaaji Ibrahim Iyo Xaaskiisa Ismahan Xasan Xuseen
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur Iyo xaaskiisa Nimco Cumar Kaahin
Hibo Xaaji Ibrahim Nuur Iyo Odaygeeda Cawil Ibrahim iyo Inankooda Mahad
Nadia xaaji Ibrahim Nuur , Odaygeeda Muuse Cawaale iyo caruurtoodda
Ifraax Xaaji Ibrahim Nuur Iyo Odaygeeda Maxamed Ahmed iyo Caruurtoodda
Cabdiraxmaan Xaaji Ibrahim Nuur
Nasim Xaaji Ibrahim Nuur
Mustafe xaaji Ibrahim Nuur iyo Xaaskiisa Ifraah Xariir Daahir iyo inantooda Suhuur
Ayaan Xaaji Ibrahim Nuur
Nuura Xaaji Ibrahim nuur
Nimco Xaaji Ibrahim Nuur.
















Posted in 





