WAR DEG DEG AH
Idhanka– London – War sugan oo ay shabakadda awdalpress.com ka heshay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Dr. Maxamed Rashid oo ah wasiru-dawlaha arrimaha dibadda Somaliland uu xalay xanuun kadis ahi ku soo booday, waxana uu maanta yaallaa qaybta Intensive care-ka dhakhtar ku yaalla xaafadda White Chappel, ee magaalada London.
Wixii war ah ee xanuunka wasiirka ka soo kordha dib ayaan idiinla socodsiin doonnaa
Source-Awdalpress
















Posted in 





