
Dhamaan Bahda Shabakadda Warraka Idhanka Gaar ahaan Cabdikarim Xaaji Ibraahim Nuur Iyo Qoyskiisa ,Caruurtiisa Iyo Dr Cabdiraxman Cumar Kaahin Xirsi(Geeljire)Qoyskiisa, caruurtiisu . Waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan Halkan tacsi ugaga soo dirayaan Dhamaan reer Maxamud Ismaaciil iyo qoyskiisa iyo ciyaaalkissi uu ka baxay marxuun Saalax Maxamud Ismaaciil oo ku geeriyooday dalka Ethiopia , Magaaladda Jigjigga ee Ismaamulka Soomaalidda.
Ilaahay waxaan marxuunka uga baryeynaa in uu janadii Farduusaad ka waraabiyo samir iyo iimaana inaga siiyo dhamaanteen.
Aaamiin–Aamiin.
Bahda Idhanka.
















Posted in 





