
Ottawa community Somaliland waxaa uu Ogaysinayaa dhamaan qurbajooga reer somaliland ee ku nool dalka Canada Gaar ahaan Magalada Ottawa iyo nawaxigeeda Waxaanu dhamaan ka codsanaynaa inay nagala soo qayb galaan banaanbax balaadhan oo dhacaya bishan February 23, 2012 Malinta Thursdayda saacaduna waa 1:00PM until 3:00PM goobtuna waa adderska hoos ku qoran :
United Kingdom High Commission, Canada
80 Elgin Street
Ottawa, ON
K1P 5K7
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
Xaaji Abshir Cumar
Somaliland Community Ottawa
Telephone number : (613) 244-4445
Wabilahi Tawfiiq
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur.
Somaliland Mission Canada.
Nations Capital .
Ottawa, Ontario, Canada.
















Posted in 





