Tacsi; ku socota Qoyska reer Sh.C/raxmaan Qaadi Nuur


Bahda shabakada wararka ee Idhanka waxay Tacsi u dirayaan Qoyska reer Sh.C/raxmaan Qaadi Nuur oo wiilkoodii Maxamed Sh C/raxmaan Qaadi Nuur uu ku Geeriyooday dalka Ingiriiska, Waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu Samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkaas Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay,.Aamiin.

Ilaahayna Janaddii Fardawsa haka Waraabiyo, dambigiisana ha dhaafo marxuumkaas. Maxamed Sh.C/raxmaan Qaadi wuxuu ka shaqayn Jiray Wasaaradii Arimaha Dibada Soomaaliya, wuxuuna soo maray ilaa Heer uu ka gaadhay Qunsul.

Aamiin.

Idhanka

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player