
Bahda shabakada wararka ee Idhanka waxay Tacsi u dirayaan Qoyska Iyo qaraabaddii gar ahaan caruurtiisa Iyo Qoyskiisa ee uu ka geeriyooday Cali Cige Tukale(Pharmacy) uu ku Geeriyooday dalka Canada ,Toronto saaka . Waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu Samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkaas Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay, isagana Janaddii Fardawsa ka Waraabiyo.
.Aamiin
Aamiin.
Idhanka.
















Posted in 





