
Dhamaan dhalinyarta magacyadoodu hoos ku xusanyihiin oo kala jooga Addis Ababa iyo Jijiga waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cumar Kaahin oo ku geeriyooday Maanta magaalada Awbarre. Allah ha u naxariistee Maxamed waxa uu mudo badan macalin ka ahaa dugsiga Awbarre, Waxaana lagu xasuustaa in uu ahaa macalin soo saaray aqoonyahan badan oo ka soo jeeda magaalada Awbarre gaar ahaan luuqada Amxaariga.
Xuseen Sh. maxamed Yuusuf iyo xaaskiisa
2. Abdi Yaxye muumin iyo Xaaskiisa
3. Cabdiqaadir maxamuud Colhaye iyo Xaaskiisa
4. Maxamed Muuse Saleebaan Iyo Xaaskiisa
5. maxamed cabdi Muxumed iyo Xaaskiisa
6. Cabdishakuur Sh. Cumar sh. Muuse iyo xaaskiisa
7.Mukhtaar Xasan cali iyo xaaskiisa
8. Cabdqadir Daa’uud Xuseen iyo Xaaskiisa
9. Cabdirasaaq Muuse Axmed iyo Xaaskiisa
10. Cabdicasiis cali Xuseen
11. Cabdisalaan Aw aden asker iyo Xaaskiisa
12. Bashiir Cabdi Ibraahim Iyo Xaaskiisa
13. maxamed saleebaan Yuusuf iyo Xaaskiisa
14. Axmed Ibraahim habane iyo xaaskiisa
15.cumar Muxumad Maxamuud iyo Xaaskiisa
Cabdicasiis Maxamuud xaddi(xaaji Lufaaf) iyo xaaskiisa
iyo dhamaan Dhalinyaro tiro badan oo anaan magacaantooda halkan ku soo koobi karin
By Hussien Mohamed
















Posted in 





