Dhamaan shacbiweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxa la ogeysiinayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu la hadli doono jaalliyada reer UK maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 12-ka November, 2011. Saacadu markay tahay 17:00 galabnimo.
Saacada: 17:00-22:00
Taariikkhda: 12.11.2011
Goobta: 45 Prescot Street, London E1 8GP
Wixii Faahfaahina Kala Soo Xidhiidh Telefoonada
Mobiles: 07931821364—07976409036—–07961131014
















Posted in 





