Tacsi Marxuum Axmed Xasan nuur

Jaaliyadda reer Nuur ee UK oo tacsi u daraysa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Nuur oo caawa ku geeriyooday magaalada London.

Dr abdirahman omer kahin iyo reerkiisa iyo dhamaan jahliyada reer nuur ee washington state anagoo aad uga tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allah ha u naxariistee axmed xasan nuur oo  ku geeriyooday magaalada london, waxan leenahay dhamaan reerkii uu ka baxay iyo ehelkiisaba samir iyo iimaan isagana eebe naxariistii janno ha siiyo Aamiin

Abdirahman OmerKkahin

Seattle, Washington

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player