
NAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxay tacsi tiraanyale u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday maraxuun Sh. Maxammed yuusuf faahiye, oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimada ismaamulka soomaalida Itoobiya. Waxaan leenahaya sheeka naxariistii jano ha ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu kageeriyoodayna samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo.
1. Mr. Cabdicasiis cali xuseen
2. Maxamed cabdi muxumed
3. Cabdifataax cali muxumed
4. Eng. Yuusuf ibraahin(balanbaad)
5. Xasan muxumed fadan
6. Maxamed faarax cabdilaahi
7. Maxamed muuse saleebaan
8. Cabdirahmaan yaxye muumin
9. Mukhtaar xasan cali
10. Abdirasaaq muuse
11. Sahra Aaden cismaan
12. Cabdulqaadir sh.maxamuud colhaye
13. Cabdulqaadir daa’uud xuseen
14 Mukhtaar muxumed cabdi
15 axmed cali cadaawe
















Posted in 





