
Dhamaan bahweynta Idhanka iyo Hawlwadeenadeedu waxay halkan iyaga oo ka tiiraanyeeysan tacsi ugu soo gudbinayaan Dhamaan Ba Saxarlaad iyo gaar ahaan reer Xasan Nuur Jaamac dhamaantood qoyskiisa caruurtiisa Iyo Dhamaan eheliddii uu ka baxay Marxuun Axmed Xasan Nuur Jamac oo xalay ku geeriyooday Magaaladda London ee Cariga Ingriiska.
Ilaahay marxuunka waxaan uga baryeynaa in janadii ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo ehelkiisii oo dhan.
Aaamiin.Aamiin
Idhanka
















Posted in 





