
Tacsi Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun
Jaaliyada Reer Nour ee uk waxay tacsi tiraanyoleh u diraayan dhamaan eheladii, qaraabadi iyo asxaabti u
ka geeriyooday marxuum Ahmed Xassan Nour oo ku geeriyooday london.
waxaan illaahay uga baryaynaa inuu janaddi kawaraabiyo intii u katagayna samir iyo iman ka siiyo.
Aamin aamin.
















Posted in 





