
Tacsi — Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Jaaliyadda reer Nuur ee (Canada) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Nuur oo xalay Ku geeriyooday London ee carriga Ingiriiska.
Waxaan Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo Marxuumka innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.
AAMMIIN
















Posted in 





