Mahadnaq iyo duco

Mahadnaq iyo duco

Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii nagula wadaagay baroordiiqda iyo dareenka walaalnimo.

Walaalnimo mudan xusuus waarta ayaan u haynaa dhammaantiinba intiinii tilifoonada nagula soo hadlay, emailada noo soo diray, ama goobaha Internetka naga soo gaadhsiiyey baroordiiqdooda.

Sareedo iyo samo ku waara.

Bashiir Sheekh Cumar Good

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player