
Dhamaan bahda shabakadda idhanka iyo hawlwadeenaddu waxay halkan tacsi ugu dirayaan reer Sh omer good oo ay ka tacsiyadeynayaan
Marxuun Ahmed Abiibakar Sh. Omer Goth.
Ilaahay janaddii farduusa ha ka waraabiyo Marxuunka , samir iyo iimaana ha inaga wada siiyo.
Aaamiin Aamiin.
Idhanka.
















Posted in 





