Hambalyo Meher Wacan:

hambalyo-150x150

Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxan Tahniyad hawada u mariney naa Liibaan Ismaaciil Mumin Aare iyo Umelkheyr Yusuf Muxumed Madar oo meherkoodu ka dhacey 22/09/2011 Hotel Rays, Boorama/Awdal Somaliland.,
Liibaan Ismaaciil Mumin Aare iyo Umelkheyr Yusuf Muxumed Madar

oo meherkoodu ka dhacey 22/09/2011 Hotel Rays, Boorama/Awdal Somaliland.

Ilaahey waxan uga baryeynaa labadii isku waara, ubad kheyr qabana kala hela, Aamin.

1. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland Aabo, Pro. Ismaaciil Mumin Aare.

2. Hooyo Sucaad Dayib Sh.

3. Awoowo X. Dayib sh.

4. Ayeeyo X. Xaliimo Jamac.

5. Habo,Nimco Dayib iyo odeygeeda iyo caruurteeda.

6. Habo, Sahra Dayib iyo odeygeeda iyo caruurteeda.

7. Abti, Maxamed Dayib iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

8. Abti, Cabtiwasac Dayib iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

9. Abti, Cabdiqadir Dayib iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

10. Cabdishakuur Ismaaciil Mumin aare iyo xaaskiisa.

Waxey kasoo dirayan tahniyada wadamada ( Somaliland, Canada, Qatar, Sweden)

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player