Dhamaan Reer Cumar Kaahin Hirsi(Geeljire) oo Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay halkan Hambalyo meher ugag soo Gudbinayaan walaalkood Jamaal Cumar kaahin oo maalintii Shalay looguu maheriyey Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar , Magaalo madaxda Gobolka Awdal, Boorama.Somaliland
Ilaahay waxaan uga baryeynayaa in uu reerkii bashbash iyo barwaaqo ku waaro eebe ka dhigo ,ubad khayr qabana kal hela. Aamiin=Aamiin.
Hooyo Khadiija Ducaale Warsame,
Faadumo Cumar kaahin Iyo Reerkeeda
Dr Cabdiraxman Cumar kaahin iyo reerkiisa
Cabdisamad Cumar kaahin iyo reerkiisa
layla Cumar Kaahin iyo reerkeeda
Caaqil Cabdicasiis Cumar kaahin iyo caruurtiisa
Nimco Cumar kaahin iyo reerkeeda
Umalkhayr Cumar kaahin iyo reerkeeda
Faisal Cumar kaahin.
Mustafe Mohamed Cumar ”Geeljire”
Umalkhayr Mohamed Cumar “Geeljire ”
Safiya cumar Kaahin Iyo reerkeeda.

















Posted in 





