
Dhamaan reer Xaaji Ibrahim Nuur Jamac oo kala jooga, Somaliland, U.S.A Iyo Canada Waxay Tahniyad kal iyo laab ah hawada u soo marinayaan Walaalkood Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar oo todobaatkan meherkoodu ka dhacay magaaladda Boorama ee Caasimadda gobolka Awdal, Somaliland.
Ilaahayna waxay uga baryayaan reerka cusub in uu ka dhigo reerkii bashbash iyo barwaaqo ku waara , Umad khayr qabana kala hela .Aamiin
















Posted in 





