Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqor Jamaal Cumar kaahin(Geeljire) Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar

Dhamman Hawlwadeenada Shabakadda caalamiga ah ee Idhanku waxay halkan Tahniyad Meher ugaga soo gudbinayaan Boqor Jamaal Cumar kaahin Iyo Boqoradiisa Asma Cabdi Cumar oo meherkoodu ka dhacay shalay magaalda madaxda Awdal ee Boorama , Somaliland.

Waxaan Jamaal oo ka mid ah hawlwadeenada Idhanka Ilaahay uga baryeynaa in uu  reerkii khayr ku unkama Allah ka yeelo, Ubad khayr qabana kala siiyo.

Aamiin

.Bahda Idhanka.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player