Hambalyo Hambalyo Meher Wacan

Nasturtium flower
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan sxb-kood Boqorka maanta Jamal Cumar Kahin iyo Boqorada maanta Asma C/Fatah Cumar oo meher koodu kadhacay Arbacadii wiigii hore waa maalintii labaad ee Ciida Masjid Jaamac (Qadiim) Borama Awdal, waxaanay leeyihiin  “labadii hodmee hoy wadagalee hoodale noqdoo hoodale noqdoo hiba iyo ducaba naga hooya`ee”  hanoqdo guurkiinu kii gacal iyo xigaaloba lagu farxo waxaanan ILAAHAY uga baryaynaa inaad awlaad khayrqabana kalaheshaan Amiin Amiin.
A/Kariim X. A/Rahmaan  (Aw Gamboole)
Bashir Muhumed Adem,
A/Nour Osman Qadi
Rabile H. Abib Elmi
A/Fatah Elmi Mohumed,
Mukhtaar Hassen Maydhane (itito)
A/Qadir A/Rahman Maygaag (Daad).
Duale Suleiman Abdi,
Mohamed Abdi Aden.
Ahmed Barre (Beerjiif)
C/Qani Sh. C/Salaan Sh. Cali Jawhar
Adem Mouse Sh. Adem (Adem Dheere)
Samater Hassen Adem
Ahmed Mohamed Hassen (Safari)
Mohiyadin Moumin Ateye.
A/Wahab Farah Aleel,
Ahmed Mohamed Hassen (jiir).
Caydaruus Cabdi Cumar (Caydo)
Cabdi Waadhawr,
Mahdi C/Lahi Rabile,
Hassen (Obsanjo)
C/Raxmaan Bidhiidh (Raadal)
Ibraahim (Carab),
Mahdi Cabdi Idiris
C/Lahi Carab C/Lahi (Makaroni)
Mohamed Adem Jibril
C/Samed Mohamoud Jibril
Khadar Sh. C/Laahi Sh.Cali Jawhar
C/Salaan Mohamed Bulaale
Ahmed Shiine
Aden (Jibouti)
Ilyaas (Eto).
iyo asxb-kale oo aad u farabadan.
Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player