Hambalyo Aroos

image.jpeg
Waxaanu hambalyo iyo bogaadin aad u sareysa u direynaa lamaanaha is calmadey ee kala ah, Hassan Hussien Jirde & Ayan Ahmed Abokor, oo dhawaan ku Aqal galey cariga Ingiriiska. Magacyada dadka kala diraya hambalyadan qaaliga ah waxa ka mid ah;
1- Abdirahman Baaruud Jama
2- Ayan Hassan Jibril
3-Abdirihim Koofiyad Dheere
4-Ilhaan Hussien Faarah
5-Abdikhaliq Ahmed Sheikh
6-Cawil Guled Yare
6-Caasha Jaama Ducaale
7-Ahmed Ali Liibaan
8-Nura Ahmed Waris
9-Abdirisaq Jama Sheikh Isman Nuur
10-Faiza Abdi Rooble
11-Hamza Abdirahman Faarah
12-Sicid Mahamed Amiin
14-Roda Cabdi Saleeban
15-Abdi Isse Mahamed
16-Xoriyo Ali Mahamed
17-Khadar Ibrahin Jama
18-Su’aad Yusuf Dheere
19-Mahamed Kheyre Jama
20-Mahamed Aqli Isse
Dhamaan dadkaas oo kala jooga America,Asia,Europ, iyo Afrika. Waxey Illahey uga baryayaan in uu guurkoodu noqdo kii waara, ubadkheyr qabana kala hella, ubad anfaca Dalkooda iyo Diitooda iyo Dadkooda. AAMIIN……….AAMIIN……….AAMIIN……….AAMIIN……….AAMIIN.
Waxaanu mar labaad hambalyo u direynaa lamaanahaa is calmadey, anagoo leh, ducadii Rasuulka,(Barakalahu laka wa baarak caleyka wa jamaca beynakum bikheyr). AAMIIN……AAMIIN…..AAMIIN…..AAMIIN…..AAMIIN.
Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player