Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Dhamaan Qoyska Reer Awgamboole iyo dhamaan Reer Dubad Deer waxay tacsi tiiranyo leh u diraan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay
Marxuum Marxuum Axmed Maxamuud Cabdilaahi (Shiine). oo maanta ku geeriyooday Minneapolis ee gobolka Minnesota, Ilahay waxaan marxuumka uga baryanaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo Qayskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo imaan ka siiyo amin amiin
Adeero Maxamed dubad Deer
Abdikarim Sh. Abdirahman Awgamboole
Ottawa, Canada

















Posted in 





