TACSI KU SOCOTA QOYSKII IYO QARAABADDII MARXUUN MAXAMED XADDI BOOH

Tacsi: Wasiir/Xigeenkii Hore ee cadaalada Somaliland Mudane Talaabo oo Geeriyooday

DHAMAAN HAWLWADEENADDA SHABAKADDA IDHANKA . IYO

DHAMAAN BAHWEYNTA REER NUUR MEEL WALBA AY KA JOOGAANBA DUNIDDA WAXAY HALKAN TACSI UGU SOO DIRAYAAN IYAGA OO KA TIIRAAN YEEYSAN GEERIDDII NAXDINTA LEHAYD EE KU TIMID MARXUUN MAXAMED XADDI BOOH OO KU GEERIYOODAY WADANKA FRANCISKA MAGAALO MADAXDIISA PARIS , ILAAHAY WAXAAN MARXUUNKA UGA BARYEYNAA WAA BIL KHAYR QABTA   OO RAMADAANE IN UU JANADDII KA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAANA KA SIIYO EHELADIISII ,GAAR AHAAN REERKIISA IYO CIYAALKIISAOO DHAN MEEL WALBA OO AY JOOGAANBA.

AAMIIN.AAMIIN.

CABDIKARIM XAAJI IBARHIM NUUR

OTTAWA ,

CANADA.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player