
Dhamaan Jaliyadda Reer Adal California iyo Arizona, Waxay Tacsi Tiiraanyole u dirayaan Maxamed Maxamuud Cabdilaahi (Shiine) iyo dhamaan reer Maxamuud Cabdilaahi meelkastooy joogaanba. Waxaanay uga tacsiyadaynayaan Geerida naxdinta leh ee ku timid wiilkoodii Marxuum Axmed Maxamuud Cabdilaahi. Aniga oo ku hadlaaya magaca jaliyadda reer ADAL iyo magaca reer Horiba waxaan tacsi u dirayaa dhamaan reer Mohamoud Abdilaahi geerida naxdinta leh ee ku timid waxaan Eebbe uga baryayaa in ilaahay samir ka siiyo marxuunkan janadii Ilaahay ka waraabsho amiin amiin.
Ali A. Hori
















Posted in 





