Amoud Foundation Fund Raiser

Amoud Foundation Fund Raiser

Ogaysiis Dhamaan Soomaalida Ku Nool Magaalada Minneapolis ee carriga maraykanka in la qaban doono Amoud Foundation Fund Raiser maalinta sabtida ee bisha july tahay 24 ka.

Hadaba iswaydiintu waxay tahay meesha lagu qabanayo iyo goorta la qabanayo.

July 24, 2011 – 6:00 PM -8: PM
Safari Restaurant Hall
3010 4th. South . Minneapolis, MN 55408 . 612-353-5341
Admission $20 Per Person

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player