
Annaga oo ah dhamaan bahda shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeeddu waxaan halkan tacsi ugaga soo diryanaa reer Cige Mataan oo aan ka tacsiyadaynaynaa Walaalkood Marxuun Cabdikarim Cige Mataan oo ku geeriyooday shalay Nairobi, Kenya.
Ilaahay waxaan marxuunka uaga baryaynaa in uu janadii ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo ehelkiissiioo dhan.
Aamiin.
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur
Ottawa, Ontario, Canada.
















Posted in 





