
- Professor Ahmed ISmaciil Samatar ayaa soo bandhigi doona waxyaabaha Xalka keeni kara ee isbadalka shicibka Soomaliyeed xaqa uu leeyahay .(HIILQARAN: The Alternative For The Somali People)
Professorka wuxuu arintaas kaga hadli doonaa wakhti uu socdaal ku iman doono magaalo madaxda dalka Canada ee Ottawa, bisha May dhamaadkeeda.
Munaasabadaasi waxay ka dhici doontaa Magaalada Ottawa bishan May 29 keeda, goobta hoos ku xusan :
University of Ottawa
ROOM A26
ARTS Building
70 Laurier Avenue East
Ottawa, Canada

















Posted in 





